
Agaasimaha Guud ayaa safar shaqo u tagay magaaladda berbera
Wafti Uu Hogaaminaayey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Cabdifatax Ismaaciil Ducaale Oo Ay Ku Weheliyaan Qaar Ka Mida Agaasime Waaxeedyadaa Wasaarada Ayaa Safar Shaqo Ku Tagay xarunta Gobalka Saaxil ee BerBera.Ugu Horeyn Waftiga Agaasimaha Guud Ayaa Kulan La Qaatey Badhasabka Gobalka saaxil Waxaanuu Uga Warbixiyey U Jedaada Safarkiisa.
Agaasimaha Iyo Xubnaha Agaasima Waaxeedyada Ayaa Kormeer Kusoo Maray maalgashiga Ka hirgalay kana socda magaalada berbera kuwaas oo ay ka mid yihiin:
- Dp Economic Zone