Agaasimaha Guud ee Wasaarada H.Maalgashiga iyo Warshadaha ayaa qaabilay wafti ka socda Bank of Oromia

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Mohamad Osman Saeed ayaa qaabilay wafti ka socda Bank of Oromia COOP oo ay hogaaminayaan Tolera Shula Kejela, Director of Market Research and Business Communication iyo Tesfaye Zenebe, Manager, Trade Service Forex and Remittance Team oo wadanka u yimi indho-indhayn dhinaca Bangiyadda iyo Xawaaladaha.

Agaasimaha Guud ayaa uga warbixiyay fursadaha maalgashi ee dalka gaar ahaan dhinaca Bangiyadda iyo inay Somaliland tahay dal u furan Maalgashiga iyo Ganacsiga soona dhaweeyay.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha