Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa qaabilay wafti maalgashato ah

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cisman Siciid Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Maalgashata Ah Oo Ka Socda RAJ GROUP OF COMPANY Oo Laga Leeyahay Dalka Hindia.

Waftigan Uu Agaasimaha Guud Qaabiley Ayaa Waxaa Hogaaminayeey Aravind Reddy Dharma Oo Ah Agaasimaha Fulinta Ee RAJ GROUP OF COMPANY Waaxana Qayb Ka Ahaa Xubno Ka Tirsan Company Raj
Companygan Oo Ah Company Wayne Aduunkana Ku Leh Laama Xafiisyo Iyo Warshada Wax Soo-Saar.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Ayaa Uga Warbixiyeey Muhiimada Fursadaha Maalgashi Ee Dalka Ka Jira