Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa soo kormeeray qaar ka mid ah warshadaha dalka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha mudane Abdifatax Ismacil Ducale oo ay weheliyaan qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada wasaaradda ayaa koormeer shaqo ku tagay warshadda sharaabka iyo cabitaanka ee Ilo Tango Factory.
Sidoo kale Agaasimaha guud iyo teamku waxa ay koormeerkoodu ku tageen warshadda caagaga ee Tayo plastic Iyo warshadda waraaqaha iyo buugaagta ee Aadco Paper Factory .
U Jeedada Kormeerka Agaasimaha Guud Ayaa Daarana Xogogaal U Noqoshada Awooda Wax Soo-saar ee warshadaha Iyo Sidii Kor Loogu Qaadilahaa Tayada Badeecadaha Ay Soo Saaran.