Agaasimaha Guud ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha ayaa Kulan la qaatay Shirkada Wingu Africa Group

Waxa Shalay Kulan Xafiiskiisa kula qaatay Agasimaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cismaan Siciid 'Somali' Shirkada Wingu Africa Group, Kulanka ayaa daaranaa sidii ay Shirkadu u Furi lahaayeen Data-Center ay hore uga Sameeyeen Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil, iyo sidii ay Fursado kale oo Maalgashu u Abuuri lahaayee,
Kulankaas oo ku soo dhamaaday Isfaham.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha