Agaasimaha Guud ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha ayaa Kulan la qaatay Wafti Maleeshiyaana

Agaasime guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cismaan Siciid 'Somali' ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti Maleeshiyaana oo qayb ka ah Maalgashatada Warshada Hilibka ee Burco, Kuwaas oo Dalka u yimid sidii ay ugu kuurgali lahaayeen iyo sidii ay Balaadhin lahaayeen Warshada.
Kulanka ayaa ku soo gabagaboobay is Afgarad.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha