Agaasimaha Guud ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha ayaa Kulan la qaatay Xarunta Maalgashiga Africa ICOA

Gudoomiyaha Xarunta Maalgashiga Africa: ICOA Mr Abdinasir Turki iyo Wafdi Maalgashadayaal oo uu Hogaaminayay kuwaas oo ka socday Shirkada ICT xarunta Maalgashiga Turkiga oo uu hor kacayo Guddomiye Xaruntaasi Mr Ahmet Yebrudi, Humam Akkad, iyo Abdurahman Kaffas Wafdigaasi oo Kulan la qaatay Agasimaha Guud Wasaarada Maalgashiga iyo, waxayna ka wada hadleen sidi loo xoojin lahaa arimaha Maalgashiga somaliland, iyaga oo balan qaaday in ay Maalgashi ku Samayn doonaan Dalka, bilaabi doonaana sida ugu Dhakhsiyaha badan.
Kulanka ayaa ku soo gabagaboobay is Afgarad.


@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha