Agaasimaha Guud ee Wasaaradda H.Maalgashiga iyo Warshadah ayaa Furay kulanka wada-tashiga hagaha Maalgashiga

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Abdifatah Ismail Duale Ayaa Furray Kulanka Wadatashiga Hagaha Maalgashiga Qaranka.
kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galley Agaasimayaasha Wasaaradaha Horumarinta Maaliyada,Tamarta Iyo Macdanta Iyo agaasimaha Wasaarada Hormarinta Caafimaadka