Carwadda Waxsoosaarka Warshadaha Somaliland

Waxa saaka hallka Tiyaatarka hargaysa laga furay carwada warshadaha dalka, taasoo ay afartan warshadood oo ka mida warshadaha wax-soosaarka dalka ka kid ahaa ay kusoo bandhigeen alaabo kala duwan oo ay ku sameeyeen wadanka gudihiisa.
Somaliland Local Industrial Products Exhibition