Kormeerka Agaasimaha Guud ee Warshadda Hilibka


Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha mudane Maxamed Cismaan Siciid (Somali) oo safar shaqo ku tagay gobolka Togdheer gaar ahaan magaalo madaxda Burco.
Agaasimaha guud oo safarkiisa kusoo maray warshada hilibka ee Tayyip Burao abattoir , safarka oo ujeedkiisu ahaa soo indhoindhayn xaalada guud.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaarada Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha