Kulanka Madaxda Wasaaradda iyo Masuuliyiinta Warshada Hilibka ee Burco


Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha mudane Cabdilaahi Cabdiraxmaan Aare oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradda mudane Maxamed Cismaan Siciid oo kulan la qaatay masuuliyiinta warshada kawaanka hilibka ee magaalada burco.
Kulanka oo daarnaa isbarasho masuuliyiinta wasaaradda iyo masuuliyiinta warshada kawaanka hilibka iyo sidii loo wada shaqayn lahaa.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaarada Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha