KULANKA QIIMAYNTA WAXQABADKA 2022 IYO DEJINTA QORSHAHA CUSUB EE 2023


Kulankan Oo Ka Dhacay Hoolka Shirarka Ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Kulankan oo aay soo agaasimtay Iskuna dubariday Waaxda qorshaynta ayaa waxa Shir gudoominayeey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cisman Siciid.

Kulankan Oo U jeedadiisu Ahayd Dib U Eegista Qorshaha Sandkan Dhamaanaya Ee 2022 ka kaasi oo ay waaxda qorshayntu ku soo bandhigtay wax qabadyadda waaxyaha kala duwaan dhamaantood ee sanadkan.
Sidoo kalena waxa la falanqeeyay ujeedooyinka iyo qorshaha sanadka cusub ee imnka inoo bilabmaya 2023.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha