Kulanka Qorshaha Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga ee 2021

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxmaan ayaa soo agaasintay kulan lagu gorfaynayay qorshaha Wasaaradda ee 2021 oo ay kasoo qayb galeen dhammaan Agaasime waxeedada oo soo socday maalmihii u dambeeyay ayaa ugu dambayn lagu ansixiyay qorshaha ay ku shaqayn doonto.