Kulanka Todobaadlaha ee Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedada Wasaaradda

Waxa saaka oo Sabti ah qabsoomay Hall-ka shirarka ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Shirkii Todobaadlahaa oo isugu imanayeen Agaasimaha guud mudane Maxamed Cismaan Siciid iyo Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda.
Shirkan oo ah mid Todobaadlaha ah ayey isku arkaan Masuuliyiinta Wasaaraddu si Shaqada loo derdergaliyo. Waxana ujeedkiisu daarnaa dhawr arimood oo ay ugu muhiimsanaayeen;
1. Waxa la Dhamays tiray Structure guud ee Wasaaradda.
2. Dardar gelinta Shaqada.
3. Hoos u dhaadhicinta Shaqada.


@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha