Kulanka Wasaaradda Maalgashiga iyo hay’addaha kale ee dawliga ah

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga ayaa saaka kulan la qaatay Rugta Ganacsiga, Warshadaha, Beeraha Somaliland iyo wakiilada shirkadaha gaarka loo leeyahay, iyagoo ka wada hadlay wax ka bedelka shuruucda iyo siyaasadaha maalgashiga ee dalka ka jira iyo sidii shirkadaha gaarka loo leeyahay looga qayb galin lahaa horumarka dhaqaalaha maxalliga ah oo ay taageerayso Wasaaradda Horumarinta Maalgashigu.

 

MoIP, Hargeisa '08.Nov.2020"

“ The minister of investment promotion met this morning with the Somaliland Chamber of commerce, industry and agricultural and representative of the private companies, to discuss the changes in the investment laws and policies in the country and to engage the Private sector to participate in the development of local economy supported by the ministry of investment promotion”