Kulanka Wasiirka iyo Warshadlayda Dalka



Wasiirka Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Siciid Maxamed Buraale Ayaa Maanta kulan la qaatey Warshadleyda Dalka, Waxaana Wasiirka ku wehelinayeey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Abdikarin Muuse Maal
Kulankan ayaa u jeedkiisu ahaa is barasho iyo xogagal wareysi
kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Waaxda Warshadaha Ee Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha