Kulanka Wasiirka Wasaaradda H.Maalgshiga iyo Maamulka Shirkadda Amari Minerals

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha JSL Mudane Cabdilahi Cabdiraxmaan Aare ayaa Shalay Kulan kula qaatay Xafiiskiisa Masuuliyiinta ugu sareeya Shirkada Amari Minerals oo dhawaan Maalgashan doontaa qaybta Macdanta. Imaatinka Masuuliyiintan baa daba socda ka dib Safarkii uu dhawaan ku tagay Madaxweyne Ku xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismacil Saylici wadanka India.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha