Masuuliyiinta Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga oo qaabilay Safiirka Taiwan ee Somaliland

Waxa aanu u mahadnaqaynaa safiirka Taiwan ufadhiya Somaliland Mr "Lou Chen-hwa'" iyo kooxdiisa oo maanta soo booqday Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga. Wasiirka Wasaaradda, Agaasimaha iyo safiirku waxa ay si qodo dheer u falanqeeyeen iskaashiga Somaliland iyo Taiwan ee Maalgashiga iyo hormarinta ganacsiga ee u dhexeeya labada dal.

MOIP-Hargiesa

On October 13, 2020 we would like thank the Taiwanese ambassador to Somaliland ambassador “Lou Chen-hwa” and his team for visiting the Somaliland ministry of investment promotion, The Minister and Director General of investment promotion with the Taiwanese ambassador have discussed the mutual cooperation between Somaliland and Taiwan on investment and trade between the two countries