Tabobar ku saabsan dastuurka oo loo qabtay Shaqaalaha Wasaaradda H.Maalgshiga iyo Warshadah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Mohamad Osman Saeed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arimaha Dastuurka Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf ayaa furay maanta tabobar ku saabsan Dastuurka oo loo furay shaqaalaha wasaaradda. Tabobarkan ayaa ku saabsanaa barashada Dastuurka ayay madaxdu ku dhiirigaliyeen ahmiyadda uu leeyahay guud ahaan barashada Dastuurku.