Wasiirka Wasaaradda ayaa xarunta Wasaaradda Ku soo Dhaweeyay wafti ka socda UAE

Waxa maanta xarunta Wasaaradda soo gaadhay Wafti balaadhan oo ka socda dalka United Arab Emirates, waxaana ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Mudane Cabdilaahi Cabdiraxmaan Aare Waftigan oo uu hogaaminayay Dr. Ahmed ayaa dalka u yimi indho-indhayn ay ku samaynayeen xaaladda maalgashi ee dalka.
Sidoo kale Masuuliyiinta Wasaarada ayaa warbixino ka siiyay xog ku saabsan ilaha kala duwan ee maalgashi iyo Fursadaha ka banaan.
@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha