Wasiirka Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha ayaa soo dhaweeyay shirkadda SKY Power

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Cabdilaahi Cabdiraxmaan Aare iyo Gudoomiyaha komishanka Tamarta ayaa soo dhaweeyay wafti Maalgashadayaal ah oo ka socday shirkadda Sky Power.