Wasiirka Wasaaradda H.Maalgashiga iyo Warshadaha ayaa ka qayb galay Shirka Somaliland Ambassadors Training Symposium

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Cabdilahi Cabdiraxman Aare ayaa saaka ka qaybgalay tobabar maalmihii u dambeeyey ka socdey magaalada Berbera oo loogu qabtay safiirada somaliland. Isagoo ka jeediyey presentation kasoo uu kaga hadlayey fursadaha maalgashi ee wadanka ka jira.
@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha