Wasiirka Wasaaradda H.Maalgashiga iyo Warshadaha ayaa Qaabishay Shirkadda SINOSOM ENERGY

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Hon Aamina Cilmi Fariid oo uu wehilinayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Cismaan Siciid 'Somali' ayaa Xafiiskeeda ku qaabishay Wefti ka socda Shirkad magaceedu SINOSOM ENERGY RESOURCES INVESTMENT CORP. LTD. Weftigan waxa hoggaaminayay Oliver Liu oo ah General Manager of Overseas Department.

Shirkadan ayaa danaynaysa in ay Maalgashi ku sameeyaan Warshad Recycling and Energy oo qiimo jabana.
Kulanka ayaa ku soo dhamaaday Afgarad.

@Xafiiska warbaahinta
Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha