Wasiirka Wasaaradda H.Maalgashiga iyo Warshadaha iyo Agaasimaha Guud ayaa qaabilay wafti ka socda shirkadda Vallis

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Abdilaahi Abdirahman Aare oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Cismaan Siciid 'Somali', ayaa Maanta Xafiiska Wasiirka Kulan kula yeeshay Company laga leeyahay Dalka Ingiriiska oo Magaciisu yahay VALLIS oo uu Hogaaminayey Agaasimaha Fulinta Mr Andrew Barr-Sim. Compony-gan oo ka Shaqeeya Logistics-ka oo doonaya in uu wax ka qabto Shipping iyo Cargo-ga.
Company-gan ayaa Danaynaya in ay Maalgashi ku Sameeyaan xaga Logistics-ka.

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday is Afgarad.

@Xafiiska warbaahinta