Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha iyo Agaasimaha Guud ayaa Qaabilay Wafti ka socda Higher Innovation Center

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha JSL Mudane Cabdilahi Cabdiraxman Aare oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee wasaarada Mudane Maxamed Cismaan Siciid ayaa saaka madaarka cigaal iyo xafiiska wasaarada kusoo dhaweeyey madaxda sare ee Higher Innovation Center, oo ka yagleelan magaalada Dubai ee Iskutaga Imaaraadka Carabta (UAE).
@Xafiiska warbaahinta