
Wasiirka Wasaaradda Maalgashiga ayaa Qaabilay Gudoomiyaha Ururka Ganacsiga Ruushka ee Afrika
Wasiirka Wasaaradda H. Maalgashiga iyo Warshadaha, Mudane Siciid Maxamed, iyo Agaasimaha Guud, Mudane Abdifataax Ismaaciil Ducaale, Ayaa Qaabiley kulana la yeeshay Guddoomiyaha Ururka Ganacsiga Ruushka ee Afrika (Afriocom Trading), Mudane Igor Morozov, iyo weftigii uu hoggaaminayay.Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta fursadaha maalgashi ee Somaliland, iyada oo loo arkayo xarun istiraatiiji ah oo lagaga shaqeeyo wax-soo-saarka warshadaha ee gobolka.
Intii Kulan ku socday ayaa Waxaa diirada lagu saarey:



Somaliland waxay sii wadaysaa in ay isu diyaarinayso sidii ay u noqon lahayd xudunta ganacsiga iyo maalgashiga gobolka. Waxaan rajaynaynaa in iskaashigan uu keeno koboc dhaqaale iyo horumar warshadeed.
#MaalgashiSomaliland | #KobocDhaqaale | #HorumarintaWarshadaha | #GanacsigaAfrika | #MaalgashigaSomaliland